Fasalka Form Three
iskaashiga Ardayda
M. I. S Noqo Arday wanagsan
Ustaad qaasim Gure Xaaji Form masterka
Maadada Uu dhigoBiology
Ardayda Ka qeyb qaatey Barnaamijkan :
Amiir sheikh mursal 220
Abdi qani maxamed Abdulle 619
Salmaan Mohamud mohamed 103
Ardayga Fikir keenay iyo qofka suurta galiyey :
Abdikariin mahad mohamed: Suurta galka
Salmaan mohamud mohamed: Fikirka
Maadooyinka :
Chemistry 175
Physics260
Biology240
Math210
* Asc magacaygu waa Abdi kariin mahad mohamed waxa aan dhigtaa Schoolka Mogadishu International School Heerka waxabarashadeedo waa dugsiga sare Fasalka Form Three Halkan waa halka ay ardayda Fasalka Form Three dhigato ay ku midowday in ay Casharada Macalinka isla wada Shaqeeyaan Ayna wada Fahmaan . Fadlan haddii jawaab sax ah aad heyso Oo ay Naga qaldan tahay Taabo La xiriir halkaa nooga soo dir jawaabta saxda ah